Muqdisho: DF oo xirtay boggag lagu faafiyo 'fikradaha xagjirka ah'

Dowaldda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dambi tahay faafinta wararka kooxda Al-Shabaab sida hanjabaadaha, muuqaallada qatarta ah iyo faafinta afkaarta kooxda.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Soomaaliya Cabdiarxmaan Al-Caddaala, ayaa maanta saxaafadda u sheegay in ay xireen 40 goobood oo baraha bulshada ay ku lahaayeen shaqsiyaad farriimaha xagjirka faafiya.

Wariyaha VOA, Cabdulqadir Maxamed Cabdulle ayaa warbixintan ka so diray Magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Dowladda Soomaaliya oo xireysa bogag faafinayay xagjirnimada