Dadweynaha Somaliland oo ka cabanaya xanuun wata xumad darran

Hargeysa

Dadweynaha ku dhaqan Somaliland ayaa si weyn uga cabanaya xanuun wata xummad daran iyo muruqyo xanuun, kaasi oo dhaqaatiirtu ay ku sheegeen inay sababto kaneecadu ama mallaariyada.

Warkan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Dadweynaha Somaliland oo ka cabanaya xanuun wata xumad darran