Ciidamada Midowga Afrika ee nabad ilaalinta ee ka socda dalka Jabuuti ayaa la sheegayaa inuu khasaare ka soo gaarey weerarkaas, inkastoo aan la faahfaahin.
Qaraxyadii ugu danbeeyey iyo dagaallada gobolka Hiiraan ayey haddaba Falastin Ahmed Iman ka wareysatey gudoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan, ugu horreyna wuxuu faah faahiyey khasaraha qaraxyadii shaley.
Your browser doesn’t support HTML5
Wareysi: Guddoomiyaha Hiiraan oo faahfaahiyey howlgallada ka socda gobolka