Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay saddex qarax oo maanta ka dhacay magaalada Beledweyne, sida ay ilo-wareedyo kala duwan u sheegeen weriyaha VOA ee Beledweyne.
Haddaba weerradan Al-Shabaab ay ka gaysteen maanta magaalada Beledweyne iyo hawlgallada toddobaadyadan ka dhanka ahaa ururka ee ay wadday dawladda iyo ciidamada degaanka waxaa nala falanqaynaya Cabdiraxmaana Sahal oo ka faallooda arrimaha amniga Geeska Afrika.
Falastiin Axmed Iimaan ayaa ugu horrayn weydiisay sida uu u arko qaraxyadan iyo dagaaladii ka socday gobolka Hiiraan?
Your browser doesn’t support HTML5
Fallanqeyn: Maxay ka dhigan yihiin weerarada maanta lagu qaaday Beeldweyne/