Mas’uuliyiinta gobolka Banaadir ayaa sheegay in ciidamada amnigu ay gacanta ku soo dhigeen xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab, hub iyo guryo ay degganaayeen oo ay ka dhigteen xarumo ay ku daweeyaan dhaawacooda, sida ay sheegeen mas’uuliyiintu.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray weriyaha VOA Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Shabakad Al-Shababa ah oo lagu qabtay Muqdisho