QM oo sheegtay in Soomaaliya ay weli qarka u saaran tahay macaluul

Madaxa hay’adda isku-dubbaridka gargaarka bani’aadanimo ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Ian Riddley ayaa sheegay in abaartu ay weli fara-ba’an ku hayso Soomaaliya, iyadoo in ka badan 8 milyan oo qof ay kaalmo bani’aadanimo u baahan yihiin.

Waraysi uu siiyey VOA ayuu ku sheegay inay astaamuhu muujinayaan suurto-galnimada inaan xilli-roobaadkan di’i doonin roob ku filan.

Haaruun Macruuf ayaa inoo haya warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Warbixinta: Xaaladda Abaaraha ee Soomaaliya