Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleeban Maxamuud Aadan ayaa ka hadlay laba xeer oo ku saabsan doorashooyinka oo uu shalay ku celiyey golaha wakiilada.
Guddoomiyaha ayaa si kooban u sheegay in muddada 9-ka billod ah ee guddida doorashadu ku sheegeen inay ku qaban karaan doorashada Madaxtooyada ay ka dhalanayso muddo kordhin xilka madaxweyne ah.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland oo ka hadlay xeerarkii uu celiyey