Ileyska VOA: Dowladda Xasan Sheekh ma ka adkaan kartaa Al-Shabaab?

Xasan Sheekh

Barnaamijka Ileyska VOA, waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay dagaalka dowladda madaxweyne Xasan Sheekh ay ku qaaday ururka Al-Shabaab ayada oo gacan ka heleysa shacabka iyo haddii uu dagaalkaas guuleysan karo. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan.

Your browser doesn’t support HTML5

Ileyska VOA: Dowladda Xasan Sheekh ma ka adkaan kartaa Al-Shabaab?