Guddiga Doorashada Somaliland oo sheegay in aysan doorashada waqtigeeda ku qaban karin

Somaliland Political Parties leaders

Guddiga Doorashada Somaliland ayaa sheegay in aysan ku qaban karin doorashada waqtiga u mudeysan oo ku beegsan 13-ka bisha November ee sanadkan 2022-ka. Waxa ay sababta ku sheegeen duruufo farsamo iyo dhaqaale oo ku gedaaman in ay howshan waqtigeeda ku qabtaan.

Wariyaha VOA ee Hargeysa Khadar Maxamed Cakulle ayaa warkan ka soo diray Hargeysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta Guddiga Doorashada Somaliland