Barnaamijka Galka Baarista waxa uu maanta ku saabsan yahay halista macluul laga digay inay Soomaaliya ka dhici karo bilaha October ilala December ee sanadkan, taasi oo horseedi karta in boqolaal kun oo qof ay ku dhintaan.
Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista: Halista macluul ka dhici kara Soomaaliya