Xildhibaanada muxaafidka ee Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa ka horyimid labadii mooshin ee shalay goluhu ansixiyey iyagoo ku tilmaamay inuu ahaa sharci-darro, sida ay sheegeen.
Wax ka beddelkan ayaa khuseeyey xeerarka 14 iyo 91 ee ku saabsan doorashooyinka guud iyo ururada Somaliland.
Warkan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaano ka horyimid mooshinadii uu shalay ansixiyey Golaha Wakiilada Somaliland