Dagaalka shacabka iyo Al-Shabaab oo weli ka socda Hiiraan

Ciidamada

Dagaalka u dhaxeya ciidamada dowladda iyo dadka deegaanka oo isku dhinac ah iyo maleeshiyada Al-Shabaab ayaa wali ka socda gobalka Hiiraan xili maalin ka hor ciidamadu la wareegeen degaanka Aboorey oo ka mid ah saldhigyad ugu waaweyn ee Al-Shabaab ay ku lahayeen gobalka Hiiraan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaalka shacabka iyo Al-Shabaab oo weli ka socda Hiiraan