Wararkii ugu danbeeyey ee dagaallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Hiiraan

Ciidamada

Ciidamada

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa sheegay in ay dileen 43 ka tirsan maleeshiyada ururka Al-Shabaab islamarkaana ay qabsadeen saldhig ay ku lahaayeen deegaanka Aboorey ee gobolka Hiiraan.

Ciidamada ayaa sheegay in Aboorey oo 25 km dhinaca bariga ka xigta degmada Buloburte ay Al-Shabaab ku laheyd mid ka mid ah saldhigyadooda ugu weyn ee gobolka Hiiraan.

Warbixintan waxaa Beledweyne ka soo diray Xuseen Xassan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Wararkii u danbeeyey ee dagaallada ka socda Hiiraan