Madaxweyne Xassan Sheikh oo wareysi gaar ah siiyay VOA

  • Abdirahman Yabarow

Waxaa Washington beryahan safar hawleed ku joogey Madexweynaha Soomaaliya, Xassan Sheikh Maxamuud.

Madaxa Laanta Af Soomaaliga ee VOA, Cabdiraxaman Yabarow oo Xasan Sheikh xaley kula kulmey Hotelka uu Washinton, D.C. ka dagaanaa ayaa Madaxweynaha la yeeshey wareysi gaar ah oo uu Madexweynuhu siiyey VOA.

Sidan ayuuna u dhacey wareysigii Yabarow uu la yeeshey Madexweyne Xasan Sheikh Maxamuud.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso wareysiga madaxweyne Xassan siiyay VOA