Faaqidaadda: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo shirka QM

Xasan Sheekh

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa u uku saabsan yahay xaaladda siyaasadeed iyo bani’aadnimo ee Soomaaliya iyo fursadaha horyaalla madaxweynaha Soomaaliya, marka uu ka qeyb galayo shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.

Cabdicasiis Barrow ayaa kasoo diray magaalada Muqdisho.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Madaxweyne Xasan Sheekh iyo shirka QM