Washington —
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa weli ku suggan magaalada Washington, isagoo la kulmay madax ka tirsan wasaaradda gaashaandhigga Mareykanka iyo Aqalka Cad.
Xasan Sheekh ayaa shalay tegay xarunta Pentagon-ka ee wasaaradda difaaca, halkaasi oo uu kula kulmay xoghaye Lloyd Austin.
Warbixin arrintan ku saabsan waxaa diyaariyey koobaya Maxamed Colaad Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Warbixin ku saabsan kulamada Xasan Sheekh ee Washington