Odayaasha Gaalkacyo oo baaq u diray beelo ku dagaalamay xuduudda

Dagaal Culus oo Dhuuse-mareeb ka Dhacay

Odayaal iyo waxgarad kulan ku yeeshay magaalada Gaalkacyo ayaa ku baaqay in la joojiyo dagaallo qabaa’il oo ka dhacayey deegaannada ku teedsan xadka Soomaaliya iyo Itoobiya.

Warbixintan waxaa inoo soo diray weriyahayaga Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Odayaasha Gaalkacyo oo baaq u diray beelo ku dagaalamay xuduudda