Dagaal beeleed ka dhacay gobolka Sh/dhexe oo xal loo raadinayo

Mas’uuliyiin ku sugan gobolka Shabeellada Dhexe ayaa sheegay in ilaa 15 qof ay ku dhinteen colaad beeleed shalay ka dhacay degaanno ka tirsan gobolkaas.

Odayaasha dhaqanka iyo maamulka degaanka ayaa ku howlan sidii ay uga hortagi lahayeen dagaal mar kale ka dhaca degaanka.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan inoo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dagaal beeleed ka dhacay gobolka Sh/dhexe oo xal loo raadinayo