James Swan oo baaq u diray dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada

James Swan

James Swan

Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa ku booriyay dowladda federaalka iyo maamul-goboleedyada xubnaha ka ah dowladda federalka in ay iska kaashadaan la-dagaalanka Al-Shabaab iyo wax ka qabashada dhibaatada bani’aadaninimo ee ay Soomaaliya wajaheyso.

James Swan ayaa hadalkan ka sheegay warbixin kooban oo uu arrimaha Soomaaliya shalay ka siinayay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay.

Your browser doesn’t support HTML5

James Swan oo baaq u diray dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada