Madaxweynaha maamul goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor ayaa booqday degaanka Cada-kibir oo dhowaan weerar uga yimid dhinaca Al-Shabaab, weerarkaasi oo maleeshiyada Al-Shabaab ay ku burburiyeen ceelal iyo xarun isgaarsiin.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo inooga soo diray Cabdiwaaxid Macallin Isxaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Madaxweyne Qoor Qoor oo booqday degaano ay dhowaan weerareen Al-Shabaab