Dad ku barakacay abaaraha Soomaaliya oo gaadhay xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab

Qaxootiga Dhadhaab

DHADHAAB, KENYA - Hay'adaha samafalka ayaa ka dayrinaya xaaladda abaareed ee ka jirta Soomaaliya, taas oo saamaysay in ka badan kala badh shacabka Soomaaliya. Abaarahan ayaa barakiciyey in ka badan hal milyan oo qof, kuwaas oo qaar badan oo ka mid ahi ay haatan socod ku gaadheen xeryaha qaxootiga ee Dhadhaab.

Weriyaha VOA, da Axmednuur Maxamed Cabdullahi Yogol ayaa Warbixintan ka soo diray xeryaha qaxootiga ee dhadhaab.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaxooti cusub oo yimid xeryaha qaxootiga ee dhadhaab