Bandhigga VOA: Khaladaadka caafimaad ee ka dhaca isbitaallada Soomaaliya

Martiini Hospital

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay khaladaadka caafimaad ee ka dhaca isbitaallada Soomaaliya iyo baahida loo qabo sharci iyo xeerar lagu yareeyo khaladaadkan.

Falastiin Axmed Iimaan ayaa soo jeedineysa.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Khaladaadka caafimaad ee ka dhaca isbitaallada Soomaaliya