Hargeisa —
Xabsiyada magaalooyinka Mandheera iyo Gabiley ee Somaliland ayaa maanta laga sii daayay 49 qof kuwaasi oo loo xiray Mudaharaadkii bishan Ogosto 11-keedii ka dhacay Magalada Hargiesa.
Mudaaharaadkan ayaa ay ku dhinteen 5 qof, waxaana ku dhaawacmay 100 qof sida ay mas’uuliyiintu sheegeen.
Warkan waxa Hargaysa ka soo diray weriyahayaga Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Somaliland oo xabsiga kasii deysay maxaabiis .mp3