Haweenka iyo Qoyska: Faadumo Maxamed Cabdi oo ka sheekeyneysa weeerarkii Hotel Xayaat

Hotel Xayaat

Hotel Xayaat

Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Faadumo Maxamed Cabdi oo saddex carruur ah oo ay dhashay iyo walaasheed ay ka badbaadeen weerarkii ka dhacay Hotel Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso barnaamijka oo ay soo diyaarisay soona jeedineyso Caasho Ibrahim Aden “Caashocuud”

Your browser doesn’t support HTML5

Barnaamijka Haweenka.mp3