Wasiirka difaaca iyo Jeneraal Odowaa oo booqday furimaha ciidanka

Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Odowaa

Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo Odowaa

Wasiirka gaashaandhiga Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur iyo taliyaha ciidamada dowlada sarreeye guuto Odawaa Yuusuf Raage ayaa booqday qaar ka mid ah degaanadii ay ciidamada dowladda ka qabsadeen kooxda Al-Shabaab ee Gobalka Hiiraan.

Waxaa halkaasi ciidamada dawladda iyo dadka degaanka oo iskaashanaya ay kula dagaalamayeen maleeshiyaadka Al-Shabaab.

Warbixintan waxaa Beledweyne inooga soo diray Xuseen Xasan Dhaqane.

Your browser doesn’t support HTML5

Wasiirka difaaca iyo Jeneraal Odowaa oo booqday furimaha ciidanka