Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland oo ka hadlay muranka siyaasadeed

Mucaaradka Somaliland

Qaar ka mid ah Salaadiinta iyo madax dhaqameedka Somaliland ayaa mucaaradka iyo xukuumadda labada dhinacba ku boorriyay in ay ka fogaadan wax walba oo keeni kara in lasii kala fogaado, iyaga oo sidoo kalena ku baaqay in la sii daayo Suldan Axmed Cado Gude oo boolisku xidheen.

Warkan waxa Hargiesa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Qaar ka mid ah Salaadiinta Somaliland oo ka hadlay muranka siyaasadeed ee xukuumadda iyo mucaaradka