Ciidamada Booliska Mudug, dhanka Galmudug ayaa faahfaahin ka bixiyay howlgallo ay maalmihii lasoo dhaafay ka fuliyeen qeyb kamid ah gobolkaasi.
Ciidamada ayaa sheegay in walxaha qarxa iyo dadkii wadayba ay kusoo qabteen howlaglkaasi.
Warbixintan waxaa Gaalkacyo kasoo wariyaheenna Galmudug Cabdiwaaxid Macallin Isaaq.
Your browser doesn’t support HTML5
Wararkii ugu dambeeyey howlgallo amni oo ka socda gobolka Mudug