Tirada dadka ku dhintay weerarka Hotel Xayaat oo korortay

  • Mohamed Olad

Waxaa sii kordhay tirada dadka ku dhintay weerar ay fiidnimadii Jimcaha maleeshiyada Al-Shabaab ku gashay hotelka Xayaat ee magaalada Muqdisho.

Ugu yaraan 20 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen weerarka oo wali ka socda gudaha hotelka.

Wararkii ugu danbeeyay ee weerarka hotel Xayaat waxaa inoo soo haya Maxamed Colaad Xassan.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkan ka dhageyso warbixinta oo faahfaahsan

Isgoyska KM-4 oo ku dhow Hotelka waxaa ku sugan koox wariyeyaal ah oo uu ku jiro wariyaha VOA-da Cabdicasiis Axmed Barrow. Ibraahim Daandurey ayaa wareystay.

Your browser doesn’t support HTML5

Wariyeheenna Barrow oo ku sugan agagaarka hotelka Xayaat ayaa toos uga soo warramaya