Hadraawi oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa

Aaska Hadraawi

Magaalada Hargeysa waxaa galabta lagu aasay Allah ha u naxariistee Abwaan Maxamed Ibraahim Warsamre Hadraawi oo shalay geeriyooday kadib muddo uu xanuunsanayey.

Aaska Abwaan Hadraawi waxaa ka qeybgalaya dadweyne aad u fara badan, madaxda Somaliland iyo bahda hal abuurka.

Warbixintan waxaa noo soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Hadraawi oo maanta lagu aasay magaalada Hargeysa