Faaqidaadda: Muranka hareeyey doorashadii madaxweyne ee Kenya

William Ruto iyo Raila Odinga

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay doorashadii ka dhacday dalka Kenya ee guddoomiyaha guddiga doorashada uu sheegay inuu ku guuleystay William Ruto, balse ay diideen xubno ka mid ah guddiga iyo musharax Raila Odinga.

Waxaa Nairobi kusoo diyaariyey Yaasiin Ciise Wardheere.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Muranka hareeyey doorashada madaxweyne ee Kenya