Khasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay kadib markii koox hubeysan ay rasaas huwiyeen dad ka qeyb galayay xaflad aroos, tuulada Cadayley oo hoos tagta degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ugu yaraan shan qof ayaa la xaqiijiyay inay dhinteen weerarkan. Wariyaha VOA-da Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan inoo soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Afgooye: Dad ku dhintay weerar lagu qaaday xaflad aroos