Muqdisho —
Shirka Sanadlaha ah ee Sayniska iyo Teknoolajiyadda oo toddobaadkan Muqdisho ka socday ayaa la soo gabagabeeyay.
Shirka ayaa waxaa sandakan diiradda lagu soo saaray isbeddelka cimilada, abaaraha, fatahaadaha, beeraha iyo waxbarashada.
Dr Sadia Siyaad, agaasimaha Hano Acadamy iyo Somali STEM Summit ayaa Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle uga warrantay shirkan.
Your browser doesn’t support HTML5
Shirka sanadlaha ah ee sayniska iyo teknoolajiyadda oo lagu soo gebagebeeyey Muqdisho