Xog ku saabsan socdaalka madaxweyne Laftagareen ee Itoobiya
Madaxweyne Lafta-gareen
Jigjiga —
Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed ee Soomaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa labadii maalmood ee lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Jigjiga ee xarunta Ismaamulka Soomaalida ee Itoobiya, isagaoo halkaas u joogay arrimo dhinaca amniga la xiriira.
Warbixin socdaalkiisa ku saabsaan waxaa magaalada Jigjiga kasoo diray wariyaha VOA-da ee Jigjiga Maxamed Cabdiraxmaan Gaataa.
Your browser doesn’t support HTML5
Xog dheeri ah ku saabsan socdaalka Laftagareen ee Itoobiya.mp3