Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka oo mar kale kulmay

Mucaaradka Somaliland

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Faysal Cali Waraabe oo isagu hogaaminayay ergada labada xisbi mucaarid ka socotay.

Kulankan ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ku xeeran mudaaharaadka ay Khamiista soo socota ku baaqeen Xisbiyada Mucaarid ee UCID iyo Waddani.

Warbixintan waxa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Xukuumadda Somaliland iyo mucaaradka oo mar kale kulmay