Hawlo badan oo culus ayaa horyaalla xukuumaddan cusub ee Soomaaliya kadib markii shalay ay heshay codka kalsoonida ee baarlamanka.
Haddaba qaabkee ayaa ugu habboon ee xukuumada shalay la ansixiyay ay wax uga qaban karto abaarha iyo arrimaha amniga oo Ra’iisul Wasaaruhu sheegay inay mudnaanta siinayaan?
Warbixintan waxaa Muqdishu inooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.
Your browser doesn’t support HTML5
Qodobada ahmiyadda u leh xukuumadda cusub ee Soomaaliya