Wareysi: Maxay Jubaland ka tiri dhaq-dhaqyada ciidamada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya?
Ciidamada loo diyaariyey dagaalka Al-Shabaab ee Gobolka Soomaalda Itoobiya
Kismaayo —
Mas’uuliyiinta amniga ee maamul goboleedka Jubaland ayaa faah-faahin ka bixiyey ciidamo ka socday dhinaca Itoobiya oo dhaqdhaqaaqyo cusub ka sameeyey magaalada Doolow ee gobolka Gedo.
Wasiirka Amniga ee Jubbaland Yuusuf Xuseen Cismaan Dhuumaal ayaa dhaqdhaaqaayadan ciidanka Itoobiya uga warramay wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.
Your browser doesn’t support HTML5
Maxay Jubaland ka tiri dhaqdhaaqyada ciidmada Itoobiya ee gudaha Soomaaliya.mp3