Madaxweynaha Soomaaliya Xassan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tegay xarunta ciidmada Booliiska looga arimiyo, waxaanu sheegay in ay muhiim tahay ansixinta xeerka la dagaalanka argagixisada.
Madaxweynahaa ayaa warbixin ka dhageystay ciidanka booliska gaar ahaan xaaladda amniga xilli shalay magaalada uu ka dhacay qarax.
Wariyaha VOA, Cbadulqadir Maxamede Cabdulle ayaa warbixintan magaalda Muqdisho ka soo diray.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageysto warbixinta oo dhameystiran