Aragtida shacabka Muqdisho ee golaha wasiirada cusub

Golaha Wasiirada Xamza

Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho ayaa aragtidooda ka dhiibtay golahan wasiirada ee cusub ee uu shalay ku dhowaaqay ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre.

Cabdicasiis Barrow ayaa makaroofanka la dhex qaaday, wuxuuna kasoo diray warbixintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Aragtida shacabka Muqdisho ee golaha wasiirada cusub