Maanta waxaa dunida laga xusayaa waxyeelada xanuunka dilaaga ah ee Hepatitis, waxaana cudurkaan oo lagu kala qaado siyaabo kala duwan oo dhiiga iyo dheecanada jirka ah, kaas oo saameyn xoogan ku leh dadka Somalia wakhtigan.
Dadka ugu badan uu ku dhaco, iyo siyaabaha lagu kala qaado iyo calaamadihiisa ayaa Sahra Cabdi Axmed ay ka wareystey Prof Cusmaan Maxamuud Dufle oo ku taqsussey cudurada beerka.