Xildhibaanno ka tirsan BF oo gaaray goobihii ay ku dagaallameen Al-Shabaab iyo Itoobiya
Baarlamanka Xildhibaanada
Baydhaba —
Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa socod iskugu jira xog uruurin iyo in gargaar la gaarsiyo dadkii ku barakacay dagaalkii dhex maray Al-Shabaab iyo ciidamada Itoobiya ku tagay deegaanka Caato oo kamid ahaa goobihii dagaallada culusi ay ka dhaceen.
Dadkii colaaddaasi ku barakacay ayaa hadda billaabay in ay guryahooda dib ugu soo laabtaan. Warbixin arrintan ku saabsan waxaa Baydhabo kasoo diray Mukhtaar Maxamed Catoosh.
Your browser doesn’t support HTML5
Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo gaaray .mp3