Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya

Galka Baarista

Galka Baarista

Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay weerarka Al-Shabaab ay ku qaadday gobolka Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo qorshaha ay kooxdan ka damacsan tahay.

Waxaa soo diyaariyey soona jeedinaya Haaruun Macruuf.

Your browser doesn’t support HTML5

Galka Baarista: Qorshaha Al-Shabaab ee duulaanka Itoobiya