Wareysi: Muxuu R/W Xamza kala hadlay Bulshada Rayidka?

Xamza iyo bulshada Raydika

Xubno ka tirsan culimada, dhalinyarada iyo qaybaha kale ee bulshada rayidka ayaa shalay kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo ku gudaha jira dhismaha golihiisa wasiirrada.

Haddaba xubnihii shirkaasi ka qaybgalay waxaa ka mid ah gudoomiyaha bulshada rayadka Cismaan Muxiyadiin Tahliil Shaatax. Weriyahayaga Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayuu uga warramay kulankaas.

Your browser doesn’t support HTML5

Wareysi: Muxuu R/W Xamza kala hadlay Bulshada Rayidka?