Wacyigelin la xiriirta ka hortagga jarista dhirta oo Jubaland ka bilaabatay

Kulan Bulshada loogu wacyigelinayay dhowrista deegaanka iyo sidii looga hortagi lahaa xaalufka lagu hayo dhiraayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo, iyadoo masuuloyiina Jubaland ay bulshada uga digeen inay dhirta gooyaan.

Faah-faahinta warkaasi waxaa Kismaayo kasoo diray Wariyaha VOA Aadan Maxamed Salaad.

Your browser doesn’t support HTML5

Wacyigelinta Jubaland.mp3