Bandhigga VOA: Rabshadaha ka dhasha doorashooyinka dalalka Bariga Afrika

Barnaamijka Bandhigga VOA ee toddobaadkan waxa ku saabsan yahay rabshadaha ka dhasha doorashooyinka dalalka Bariga Afrika, gaar ahaan Kenya oo la filayo inay doorasho madaxweyne ka dhacdo bisha August 2022.

Waxaa soo jeedineysa Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA: Rabshadaha ka dhasha doorashooyinka dalalka Bariga Afrika