Ardayda Somali International University oo lagu abaalmariyey hal-abuuro ganacsi
Somali International University
Muqdisho —
Qaar ka mid ardayda wax ka barta Jaamacadda Somali International University ee magaalada Muqdisho ayaa lagu abaalmariyay hal-abuurro cusub oo ay soo kordhiyeen.