DJIBOUTI - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay la guddoonsiiyey billad-sharafta ugu sarraysa dalka Jabuuti oo uu guddoonsiiyey madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.Madaxweyne Xasan oo booqasho ku jooga dalkaasi ayaa sidoo kale maanta ka hor hadlay baarlamaanka dalka Jabuuti.
Faahfaahinta warkan waxaa Jabuuti inooga soo diray Ramadaan Muuse.
Your browser doesn’t support HTML5
Safarka Madaxweynaha Soomaaliya ee Djibouti
Madaxweynaha Soomaaliya oo billad sharaf la guddoonsiiyey