Xassan Shiikh oo Booqasho uga bilaabatay Djibouti

Somalia President Hassan Sheikh Mohamud

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sh. Maxamuud ayaa socdaal ku tagay dalka Djibouti, safarkana ayaa ka mid ah socdaalo uu madaxweyne Xasan Sheikh ku marayay wadamada Geeska Africa iyo Bariga Dhexe.

Wariyaha VOA ee dalka Djibouti Ramadaan Muuse Jaamac ayaa warkan nooga soo diray magaalada Djibouti.

Your browser doesn’t support HTML5

Xasan Shiikh oo gaaray Djibouti