Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Uhuru Kenyatta ayaa war-mrtiyeed wadajir ah ka soo saaray wada-hadallo ay ku yeesheen magaalada Nairobi ee caasimadda Kenya.
War-murtiyeed 11 qodob ka koobnaa oo ka soo baxay kulanka labada madaxweyne, waxaa qodobada ugu muhiimsan warbixintan ku eegeysa wariyaha VOA ee Nairobi, Intisaar Saalax Xuseen.
Your browser doesn’t support HTML5
Halkan ka dhageyso heshiiska Soomaaliya iyo Kenya
Ka dib kulanka dhexmaray labada madaxweyne iyo war-murtiyeedka qeexaya heshiiska ay gaareen, dadweynaha Soomaliyeed ee dalka Kenya qaarkood ayaa aragtidooda ka dhiibtay, wariyaha VOA, Khader Xareed, ayaa mikrafoonka la dhex maray.
Your browser doesn’t support HTML5
Aragtida dhageystayaasheenna ee heshiiska labada dal