Faaqidaadda: Xukuumad noocee ah ayey u baahan tahay Soomaaliya?

Xamza

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay nooca xukuumad ee laga sugayo ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre inuu soo dhiso iyo howlaha horyaalla. Waxaa Muqdisho kusoo diyaariyey Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Faaqidaadda: Xukuumad noocee ah ayey u baahan tahay Soomaaliya?