Puntland oo sanduuq gaar ah u furtay gurmadka abaaraha

Shirka gurmadka abaaraha ee Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntalnd Saciid Cabdulaahi Deni ayaa Khamiistii ku dhawaaqay in maamulkiisa uu furay akoon gaar ah oo loogu talalgalay in lacago loogu uruuriyo dadka ay saameeyeen abaaraha kajira Soomaaliya.

Munaasabadda uu Deni kaga dhawaaqay sanduuqan ayaa waxaa goob joog ka ahaa ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Abaaraha Cabdiraxman Cabdishakuur.

Wariyaha VOA-da ee Garoowe Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Puntland oo sanduuq u furtay gurmadka abaaraha